🧰 Enjoy Our Free Resources

Halkan ka bilow safarkaaga Xoriyad Dhaqaale.

📊 Monthly Budgeting Template

La soco dakhligaaga iyo kharashaadkaaga si fudud.

Template-kan wuxuu kaa caawinayaa inaad si fiican u qorsheyso lacagtaada oo aad dhisto caadooyin dhaqaale oo wanaagsan.

Bonus Tip: Isticmaal bil kasta si aad u la socoto horumarkaaga.

📘 Halal Investing 101 – Free PDF Guide

Baro sida loo maalgashado stock market-ka.

Guide-kan wuxuu si fudud kuugu sharaxayaa aasaaska suuqan, waxa laga fogaado, iyo sida aad u bilaabi karto.

Ku habboon Somalida rabta inay stock market-ka maalgashadaan si xalaal ah.

✅ Xoriyad Dhaqaale Checklist

Tallaabo-tallaabo ku gaadh Xoriyad Dhaqaale.

Checklist-kan wuxuu kaa caawinayaa inaad si fiican u maamusho lacagtaada — laga bilaabo budget, kaydin, ilaa bixinta deynta iyo bilaabista maalgashi.

La soco horumarkaaga oo sii wad dhisidda nolol dhaqaale oo wanaagsan.

Ka bilow meesha aad joogto. Hal tallaabo qaad mar kasta.

💼 Wealth Tracker Template

La soco hantidaada oo arag horumarkaaga.

Template-kan wuxuu kaa caawinayaa inaad ogaato waxa aad haysato iyo waxa lagugu leeyahay, si aad u fahanto halka aad taagan tahay.

Isticmaal bil kasta ama quarterly si aad ula socoto isbeddelka dhaqaale ee noloshaada.

Bilow maanta si aad u ogaato halka aad taagan tahay

📚 Best Books on Money & Investing

Haddii aad rabto inaad si fiican u fahanto maaraynta lacagta oo aad dhisto hanti, buug ka bilow.

Buugtan waxay kaa caawinayaan inaad barato sida loo keydiyo, loo maalgashado, iyo sida loo beddelo fahamkaaga lacagta.

Haddii aad bilow tahay ama aad rabto inaad heer sare gaarto, halkan waxaad ka heli doontaa fikrado iyo talooyin waxtar leh.

Akhri. Baro. Aqoontaadana kobci.

📬  Join the Market Brief

Market Brief todobaadle ah oo kuu sahlaya inaad la socoto suuqyada iyo dhaqaalaha aduunka

Download Now

Download Now

Download Now

Download Now

Download Now

Signup to Newsletter