Maalgashiga Stock Market-ka | Full Guide

Stock market-ku wuxuu noqday mid ka mid ah siyaabaha ugu waaweyn ee dadka adduunka ay ku dhistaan hanti muddo dheer ah. Laakiin dad badan, gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed, wali waxay isweydiinayaan: Sidee ayuu stock market-ku u shaqeeyaa? Sidee si xalaal ah loogu maalgashan karaa? Waa maxay ETF? Kee ugu fiican beginners-ka? Maqaalkan waxaan ku eegaynaa […]